
Sheekh Xuseen waa sheekh ka hadla dhamaan arimaha diiniga Qqiyaamaha iyo qisooyin ka.
Sheekha waxuu caan ku yahay soo jeedinta qisooyin cibro qaadasho mudan iyo oraahyo kooban oo qalbiga taabanaya.
.jpeg)
.jpeg)
Muuqaalada halkaan ku jira waxay badan kooda diirada saarayaan isbadal ka noalsha iyo guusha 2da daarood.

Beejkaan ma ahan ahan beej uu sheekha samaytay ama lagu sameeyay ogalaanshadiisa.
Sidoo kale xogta ku jirta beej kaan ma ahan mid aan si toos ah uga soo qaadnay Sheekha.
Dhmaan xokta ku jirta beejkaan waa mid aan ka soo qaadanay qaybaha kala duwan ee bara buslahada taasoo aan ugu tala galnay in ay ku munaafacaadaan dhamaan bahda Arday Mideeye ee jacel khayra ka.
Sidoo kale xokta ku jirta ka beej kaan waa lacak la'aan.
Hadii ay jirto cid u arakta qalad ama xad gudub in aan xoktaan iskugu keeno beejkaan hanala soo xariirto diyaar ayaan u nahay in aan dhagaysano.
Afeef
.jpeg)
.jpeg)

Sh Xuseen Cali Jabuuti


Abuubakar Sadiiq R.C Sh. Xuseen Cali Jabuuti

Yahuudu waa dad sidee ah ?? ᴴᴰ┇Sheekh Xuseen Cali Jabuuti 2023

Calaamadaha Qiyaamaha iyo Dhibaatada Masiixu-Dajaal | Sh xuseen cali Jabuuti 2022

Sh Xuseen Cali Jabuuti - Dadka Aakhiro Guulaystay.

DUCO BADAN IYO ISBEDEL LA'AANTA MUSLIMIINTA CAALAMKA SH XUSEEN CALI JABUUTI

Wacdi qof walboo iiman leh ka ooysiin doono😭😭| Sh xuseen cali jabuuti
Halkaan ka daawo


.jpeg)



_edited.jpg)