Search Results
378 results found with an empty search
Services (1)
- English words
Ku soo dhawaada barnaamish ka cilmi baarais ee Arday Mideeye College 1= Guul darada waxa ay u arkaan wadada guusha loo sii maro: Mararka qaar waxaa dhacda in qofka uu ganacsi bilaabo isaga oo doonaya inuusan wax qasaara ah la kulmin. 2= Waxa ay isku xeeriyaan koox dhiiran oo karti leh:Ma jiro qof kaligiis wax-walba qabsan karo, hal-abuurayaasha guuleysta waxa ay isku-xeeraan oo ay soo dhaweystaan dad howl-kar ah oo dhameystira waxa ka dhiman sidoo kalena kor u qaada sumcadda ganacsigooda.
Other Pages (116)
- Blueberry Cheesecake
This is placeholder text. To change this content, double-click on the element and click Change Content. < Back Blueberry Cheesecake Prep Time: 15 Minutes Cook Time: 45 Minutes Serves: 4 Servings Level: Intermediate About the Recipe This is placeholder text. To change this content, double-click on the element and click Change Content. Want to view and manage all your collections? Click on the Content Manager button in the Add panel on the left. Here, you can make changes to your content, add new fields, create dynamic pages and more. Your collection is already set up for you with fields and content. Add your own content or import it from a CSV file. Add fields for any type of content you want to display, such as rich text, images, and videos. Be sure to click Sync after making changes in a collection, so visitors can see your newest content on your live site. Ingredients ingredient 1 ingredient 2 ingredient 3 ingredient 4 ingredient 5 ingredient 6 ingredient 7 ingredient 8 Preparation Step 1 This is placeholder text. To change this content, double-click on the element and click Change Content. To manage all your collections, click on the Content Manager button in the Add panel on the left. Step 2 This is placeholder text. To change this content, double-click on the element and click Change Content. To manage all your collections, click on the Content Manager button in the Add panel on the left. Step 3 This is placeholder text. To change this content, double-click on the element and click Change Content. To manage all your collections, click on the Content Manager button in the Add panel on the left. Step 4 This is placeholder text. To change this content, double-click on the element and click Change Content. To manage all your collections, click on the Content Manager button in the Add panel on the left. Previous Next
- 404 Error Page | Arday Mideeye
Waan ka xunahay Waan waynay waxaad raadinaysay Taabo qaybta hoose si aad dib ugu laawtid Beej ka Ku laawo wijiga hore
- ardaymideeye.com | Https://ardaymideeye.com | Mogadishu
brashada English ka brashada computer ka brashada It brashada xisaabta brashadacaafimaad ka اتَّقِ اللَّهَ حَيْثُمَا كُنْتَ وَأَتْبِعِ السَّيِّئَةَ الْحَسَنَةَ تَمْحُهَا وَخَالِقِ النَّاسَ بِخُلُقٍ حَسَنٍ ‘Alla ka cabso meel waliba oo aad joogtid, Xumaanta raacsii wanaag way dhaqaysaa, dadkana kula dhaqan dabeecad wanaagsan Wax badan Booqo Alla ka cabso Alla ka cabso Alla ka cabso Alla ka cabso Arday mideeye Arday mideeye Arday mideeye Arday mideeye Wax baro adigoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqada Waxbarsho tayo leh iyo qiimo jaban ugu imoow Arday Mideeye Nagu soo biir Booqo Ku soo biir madal waxbarasho oo loo siman yahay adigoon bixinin wax lacak ah Ogaysiis Kaalay oo is qor Qaadashada ardayda cusub way bilaawatay Arday Mideeye waxuu kuugu caawinayaa in aad luuqada Ingiriisiga u baratid ugna hadashid sida qof u dhashay oo kale Xubin Isbar halagu baro U noqo naftaada macalin Isbar waxaa laga wadaa in aad gadatid kooras ka aad rabtid kadibna aad adiga is baratid Is baxar waxy ka dhigan tahay in aad adiga noqotid hogaan ka naftaada. Waxaa gacanta lagaa saarayaa kooras ka aad rabtid oo ay la jiraan dhamaan macaluumaad ka muhiim ka u ah barashada kooraskaas. Sidoo kale waxaa lagu tusiyaa qaab ka aad u baran lahayd iyo wadooyin ka aad raaci laheed. Intaas kadib adiga ayay ku saaran tahay masuuliyada barashada cashir kaas Halagu baro Si toos ah ula xiriir macalin ka Wax u baro sida qof hortaagan macalin ka. Tan aya aka dhiban in aad heleesid arday aad wax la baratid iyo macalin wax ku bara taasoo ka dhian in aad la mid tahay sida qof jooga iskuul ka caadi ah. Masuuliyada waxbarashaadaada waxay saaran tahay macalin ka waxaad caawinaad ka heleesaa kaaba galaas ak iyo ardayda. Xubin Xubin waa laga wadaa qof waliba oo aan looga baahneen wax lacak ah si uu uga mid noqdo bahda Arday Mideeye Arday Mideeye waxuu fursad kuu siinayaa in aad noqon kartid xubin ka mid ah bahada nagu xeran adigoon bixinin wax lacak ah Ka mid noqo xubanha oo baro koorsooyin ka lacak la'aanta ah ee ku jira beej ka Aqriso warbixino waxtar u leh safarkaaga noalsha Samayso asxaab cusub oo kugu wehlisa baadigoob ka cilmiga Halagu baro ama is bar La saaxiib culimada SH MUSTAFA Booqo SH XUSEEN CALI Booqo SALIGA NABIGA NNKH Booqo DUCOOYIN Booqo QISOOYIN Booqo Dalbo doqaaga Koorsooyin Baro Cilmi baaris Aqri Madasha Madasho Asxaab La saaxiib Hadal qoto dheer Dad ka inta ugu badan waxay ka fikiraan arimaha dad ka kale balse xaqiiqda ayaa waxay tahay in loo baahan yahay in aad marka hore ka fikirtid naftaada. Nafsadaada waa sida geed leh laamo, caleemo iyo miro fara badan, taa micnaheeda waa in ay naftaada leedahay qaybo kala duwan oo u baahan in mid waliba looga fikiro si gaar ah. Hadaba balan keenaa waa in aad marka hore ka fikirtid naftaada oo aad adiga is dhistid. Marka aad naftaada hormarisid oo aad adiga is dhistid ayaad wax u qaban kartaa dad ka kale. I bar qaybha website ka Halkaan ka daawo wax intaan ka badan Baro 1= Waa Imisa Qiimaha? Waxbarasho tayo leh iyo qiimo jaban ugu imoow Arday Mideeye. Arday Mideeye waxuu kuu diyaariyay barnaamish ka (Is bar) oo ah barnaamish kuu suura gilinaya in aad ku baratid dhamaan waxbarashada aasaasiga kaliya $5. Sida kaaga muuqata magaca barnaamish ka kaasoo ah (IS BAR) ayaa u taagan inuu fwax ka badalo nidaam ka waxbarasho ee maanta ka jira dalkeena kaasoo ah mid u xeran qolooyin gaar ah ayna ardayda kala kulmaan caqabado dhan ka wax barashada iyo qarashaad ka bilaha lawadaba . Arday Mideeye waxuu kugu deeqayaa barnaamish ka (IS BAR) si ay uu kugu fududeeyo in aad baran kartid maadad aad rabtid xili waliba oo aad firaaqo leedahay wiliba adigoon bixinin qarahsaad aad u badan. Lagaama qaadaayo lacago fara badan kaliya waxaad ku biiraysaa barnaamish ka (IS BAR) isaga ayaana kuu suura gilinaya in aad baratid dhamaan koorsooyin ka ku jira barnaamish ka (IS BAR). Hadii ay jiraan su'aalo dheeri ah haka lawa laweenin inaad naga soo waydiisid qaybta fariin qoraal ka Ama si toos ah ula xiriir qyabta lacak ta Nagala soco baraha bulshada Whatssapp Telegram Facebook Tiktok Youtube 2= Waa maxay Mideeye 1? Mideeye 1 waa magac u taagan adeeg waxbarasho oo muujinaya qiimo gaar ah. Marka wax laga baranaayo qadka waxaa jirto 2 qaab oo ay ardyada u bixiyaan qarashaad ka waxbarashada oo la xiriirta jadwalka u dagsan qolo waliba. 1) in uu ardayga gato kooras ka hal mar taas uu xaq u yeelanaayo in uu kaliya barto kooras ka uu gatay hadii uu u baahdo kooras kale sidoo kale waxuu bixinayaa lacak kale. 2) In uu ardayga isticmaalo barnaamish loo yaqaano ( Rukumasho / Rukun) (Kiraysasho) (I jaarasho / I jaar) waxa afka Ingiriisiga lagau dhaho (subscription) taasoo micnaheeda yahay in aad sheey kireesan kartid mudo cayiman sida sacaado, maalmo, isbuucyo, bilo ama sanado. Tusaale: Uma baahnid in aad lacak ka bixisid kooras waliba ama aad gadatid cashir waliba kaliya hal mar ayaad lacak bixinaysaa waxaadna istcimaaleesaa adeegyadii aad rabtay mudada laguu ogal yahay marka ay mudadaaas dhamaato ayaad bxinaysaa lacak kale balse inta mudada lagu jiro lagaama rabo wax lacak ah. Sidoo kale tan ayaa leh qayb kuu sura gilinaysa in aad hal mar bixisid lacak aadana adeegyada isticmaali kartid inta ka harsan cimrigaaga waxay ku fiican tahay oo ay leedahay qiimo dhimis balse anaga ma itsicmaalno. Marka Mideeye 1 waa barnaamsih kuu suura gilinaya in aad kaliya bixisd $5 taasoo kuu suura gilanaysa in aad mudo bil ah baran kartid dhmaana koorsooyin ka (Mideeye 1) iyadoo aysan kaa baxeenin wax kale oo qarashaad ah marka ay bisha dhamaato ayaad hadana bixinaysaa $5. Sidoo kale waxaad awoodaa in aad iska hormarisid lacakta sida in aad gadatid bilooyin isku xeran ama sanad. Caawinaad dheeri ah la xiriir ciwanaadaan Taleefanka gacanta (+252618651711) Whatssapp Telegram 3= Adeegyada Mideeye 1 Koorayada ku jira baranaamish ka Mideeye 1. 💪Mideeye1 💎$5 Waxbarasho tayo leh iyo qiimo jaban, (ku baro kaliya $5). Hadii aad bixisid $5 waxaad heli doontaa adeegyadaan Adeeg Bile ah =Xisaab= 1) Ku dar 2) Ka jar 4) Ku dhufo 3) U qaybi _________________________________ =Luuqada English ka= Koorso dhameestiran oo hal sano iyo bar soconaysa 1) Ingiisi bilaaw ah 4 bil (BASIC ENGLISH) 2) Ingiisi dhex dhexaad ah 6 bil (INTERMEDIATE ENGLISH) 3) Ingiisi heer ka sare ah 7 bil (ADVACED ENGLISH) 4) Qalin jabin 1 bil (Graduation) _________________________________ =Erayo Ingiriisi ah (ENGLISH VOCABULARIES= 1) Common words 2) Phrasal verbs 3) Irregular verbs 4) Idioms 5) Slangs _________________________________ =English GRAMMAR= 1) 12 Tenses 2) passive voice 3) Reported speech 4) Model verbs 5) 8 Parts of speech _________________________________ Xirfadaha English ka (ENGLISH SKILLS) 1) Dhageesi (LISTENING) 2) Daawasho (WATCHING) 3) Ku had lid (SPEAKING) 4) Qoris (WRITING) 5) Aqris (Reading) _________________________________ Computer 1) Introduction to computer 2) Microsoft word 2016 3) Microsoft excel 2016 _________________________________ Adeegyo dheeri ah 1) Xisado toos ah (LIVE CLASS) 2) Tijaabooyin dhamaan koorsooyin ka. 3) Imtixaanaad dhamaan koorsooyin ka 4) Qolal ay ardayda ku wadaagaan Aqoonta 5) Caawinaad 24 saac ah 6 da maalin ee shaqada Caawinaad dheeri ah la xiriir ciwanaadaan Taleefanka gacanta (+252618651711) Whatssapp Telegram 4= Sidee lacakta u soo diraa? Si aad u soo dirto lacak waxaad isticmaali kartaa qaab kaan. Fiiro gaar ah; fadlan nala soo xiriir inta aadan soo dirin wax lacak ah si aad wax badan uga ogaatid adeegyada aad rabtid Taleefanka gacanta (+252618651711) Whatssapp Telegram






