Waxaad ku baran doontaa isda loo dhiso earayada luuqadaan
45 min45 minMogadishu
Service Description
Ku soo dhawaada barnaamish ka cilmi baarais ee Arday Mideeye College
1= Guul darada waxa ay u arkaan wadada guusha loo sii maro: Mararka qaar waxaa dhacda in qofka uu ganacsi bilaabo isaga oo doonaya inuusan wax qasaara ah la kulmin.
2= Waxa ay isku xeeriyaan koox dhiiran oo karti leh:Ma jiro qof kaligiis wax-walba qabsan karo, hal-abuurayaasha guuleysta waxa ay isku-xeeraan oo ay soo dhaweystaan dad howl-kar ah oo dhameystira waxa ka dhiman sidoo kalena kor u qaada sumcadda ganacsigooda.